Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Culimada oo sheegtay inay bilaawday wada hadalo ay kala yeelanayaan maamulada Puntland iyo Galmudug xalinta Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Bulshada rayidka oo dib u dhac ku tilmaantay Mowshinka laga keenay Madaxweynaha.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in laga qeyb qaato dadaalada Nabadeed ee xalka loogu raadinayo dagaalada soo laalaabtay ee magaalada Gaalkacyo, iyagoo sheegay inay bilaabeen wada hadalo ay la yeesheen Madaxda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland, si xal waara looga gaaro colaadda Gaalkacyo.

Afhayeenka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ahna guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay ka xunyihiin dhiiga dadka walaalaha ee ku daadanaya dadka

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

“Anagu maka daaleyno baaqyada aan u jeedineyno dadka walaalaha ah, waxaan soo jeedineynaa in waxkasta lagu dhameeyo wada hadal, waayo arrimahan dad siyaasadeed ayay u badanyihiin, waxaan kaloo soo jeedineynaa in caqliga uu shaqeeyo, isla markaana waxkasta lagu dhameeyo wada hadal” ayuu yiri Sheekh Nuur.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa xusay in khadka telefonka uu kula xiriiray Madaxda Dolwad goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo uu kala hadlay sidii ay u qaadan lahaayeen baaqyada bulshada qeybaheeda kala duwan uga imaaneysa, isla markaana ay colaadda ku dhameeyaan wada hadal.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ra’iisul Wasaare Cumar oo kulamo lagu xalinayo colaadda Gaalkacyo la qaatay madaxda Galmudug

Next Post
Ra’iisul Wasaare Cumar “ Cabdi Xaaji Goob-doon wuxuu ahaa tiir ay tabi doonaan guud ahaan dadka Soomaaliyeed”.

Ra'iisul Wasaare Cumar oo kulamo lagu xalinayo colaadda Gaalkacyo la qaatay madaxda Galmudug

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In