Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Baarlamaanka Puntland oo doortay xubnaha u matalaya aqalka sare

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Baarlamaanka Puntland oo doortay xubnaha u matalaya aqalka sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada xubnaha maamul goboleedka Puntland u matalaya Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay ku loollamayeen 29 Mudane oo Siddeed ka mid ah ay ahaayeen Haween.

Tartan adag oo dhex maray Musharrixiinta kaddib, ayaa waxaa ku soo baxay 11 xubnood oo kala ah, Cumar C/rashiid Cali, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (faroole), Cabdirizaaq Cismaan Xasan (Juriille)  Farxaan Cali Daahir, Cabdisalaan Xaaji Maxamuud dheere, Mahad Daahir Shiikh Nuur, Hodan Maxamuud Cusmaan, Bootaan Barre Samatar, Maxamud Axmed Maxamud Mashruuc, Siciido Xasan Cismaan iyo Shukri Aadan Maxamed.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026

Puntland ayaa noqonaysa Dowlad Goboleedkii Saddexaad ee soo dhammaystira xubnaha u matalaya Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, iydoo ay harsan yihiin maamullada Soomaali-land iyo Hir-Shabeelle oo dhawaan la filayo inay soo dhisaan xubnihii u matali lahaa Aqalka sare ee Baarlamaka Soomaaliya.

large-2 large-5 large-6 large-8 large-9 large-11 large-13 large-15-640x353 large-16 large-17 large-19 large-20 large-21 large-22 large-23 large-24 large-25 large-26 large-27 large-28

Previous Post

Danjiraha Talyaaniga oo maanta Booqday Akadeemiyada Booliiska ee Jeneraal Kaahiye+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyay Dowlad gobolleedyada doorashooyinka Aqalka Sare

Next Post
Madaxweynaha”Doorashada dalka waxey dhaceysaa waqtigii loogu talo galay”

Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyay Dowlad gobolleedyada doorashooyinka Aqalka Sare

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026
0

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maxkamadda Degmada Xarardheere...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In