Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay isku tashaneyso.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Diini: “Dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka uma hakanayo falalka Argagixisada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gashaandhiga xukuumada federalka ah ee Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in ay qasab tahay in ay isku tashato Dolwada Soomaaliya si ay u buuxiso goobaha ay dhawaan ka baxeen ciidamada Itoobiya.

Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini  oo la hadlayey warbaahinta qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay isku tashtaan isla markaana ay garab istaagaan Dowlada Soomaaliya waxa uuna xusay in xukuumada Soomaaliya ay isku tashatay isla markaana diyaar ay u tahay in ay buuxiso goobaha ay ciidamada baneeyeen.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026

Wasiirka ayaa u mahadceliyey Dowlad walbo oo garab istaagtay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya dhanka kale waxa uu wasiirka sheegay in aysan suura gal ahayn in amaanka dalkaaga uu qof kale wakiil kaaga noqdo.

Wasiirka ayaa shacabka ugu baaqay in ay la dagaalaamaan alshabaab asaga oo xusay dhibka ay kala kulmayaan marka ay ku hoos nool yihiin in uu aad uga yaraan doono haddii ay dhinac ugasoo wada jeestaan oo ay iska difaacaan ayaga oo kaashanaayo Dowladooda.

Previous Post

Ciidamada Dowlad oo toogtay Dhagarqabe dil u geystay Sarkaal ka tirsan ciidanka ….

Next Post

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in Ciidamadeeda jooga Soomaaliya ay sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya….

Next Post
Xuska Maalinta Xornimada Jabuuti oo Baladweyne laga xusay

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in Ciidamadeeda jooga Soomaaliya ay sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya….

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In