Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan ku saabsanaa xisaabinta hantida iyo bixinta Sakada oo loo qabtay Ganacsato+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan ku saabsanaa xisaabinta hantida iyo bixinta Sakada oo loo qabtay Ganacsato+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay sida ugu haboon ee ganacsatadu u xisaabin lahaayeen hantidooda si ay u bixiyaan Sakada ayaa maanta lagu qabtay xarunta rugta ganacsiga ee iyo Warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Bangiga Amal waxa ka qeyb galay Ganacsato kaladuwan,  iyada oo lagu soo bandhigay habka ay tahay in ganacsatadu u xisaabiyaan hantidooda si ay uga bixiyaan sakada Alle ku waajib yeelay.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

Gudoomiyaha Bangiga Amal ee koofurta iyo Bartamda Soomaalya Cabdi-wali Muuse Maxamuud iyo C/raxiim Abuukar Axmed oo ka mid ah mas’uuliyiinta  Bangiga, ayaa uga mahadceliyay dadki ka qeybgalay kulankaasi, iyagoo sheegay inay dhiirri galinayaan sidii loo heli lahaa ganacsi ku dhisan shareecada islaamka.

‘’Dhamaan dadkii ka qeyb galay kulanka waan u mahad celinaynaa, anaga waxaan ku dhisannahay shareecada islaamka, waxaan dhiiri galinaynaa ganacsatada waana maalgalinaynaa, kulamadan oo kalana waan isugu imanayna Insha Allah’’ ayuu yiri gudoomiyaha Bangiga Amal Cabdi-wali Muuse Maxamuud.

Nafiso Daahir Samatar oo ka tirsan Rugta ganmacsiga Soomaaliya kana mid ahayd dadkii ka qeyb galay kulanka looga hadlayay habka ganacsatadu ay u xisaabinayaan Hantidooda si ay u bixyaan sakada ayaa soo dhaweysay kulankan wacyigelinta ah oo uu ganacsatada u qabtay bangiga Amal.

‘’Kulanka wax badan ayaan ka faaiidnay waan u mahad celinaynaa Amal Bank oo soo abaaabulay, waxaana wax ka baranay habka aan u xisaabinayno hantideena si aan u bixino sakada oo ah waajib diinihi ah’’ ayeey Tiri Nafiso Daahir Samatar.

14803333_10154262205818962_1866443104_o_1 14876235_10207725738877853_1694197610_o 14881313_10207725738557845_486642962_o 14881438_10207725739877878_412590189_o 14881577_10207725739197861_103430881_o 14881638_10207725739517869_1755786915_o 14894504_10207725739717874_1202182769_o 14894610_10207725739237862_2136135581_o 14895606_10207725738157835_1232655096_o (1)

Previous Post

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Dawladda Federaalka Soomaaliya oo oo la kulmay Maamulka Koonfur Galbeed.

Next Post

Gudoomiye Jawaari oo dowladda Qadar uga tacsiyeeyay geerida Ammiirki hore ee dalkaasi+Sawirro

Next Post
Gudoomiye Jawaari oo dowladda Qadar uga tacsiyeeyay geerida Ammiirki hore ee dalkaasi+Sawirro

Gudoomiye Jawaari oo dowladda Qadar uga tacsiyeeyay geerida Ammiirki hore ee dalkaasi+Sawirro

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagay Xarunta Daryeelka...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In