Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye Jawaari oo dowladda Qadar uga tacsiyeeyay geerida Ammiirki hore ee dalkaasi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye Jawaari oo dowladda Qadar uga tacsiyeeyay geerida Ammiirki hore ee dalkaasi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawari” oo magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Qadar u fadhiya dalkeena Soomaaliya Hassan Bin Hamza Asad ayaa ugu tacsiyadeeyay Dowladda iyo dadka Qadar Geeridii ku timid Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khaliifa Bin Xaamid Althaanii.

Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa saxiixay Buuga tacsida ee Amiirkii hore ee Qadar ahaana awoowga amiirka Qadar ee waqtigan, isagoo All uga baryay naxariistii Jano inuu ka waraabiyo.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux xoghayaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa warbaahinta Qaranka uga warbixiyay Kulanka Tacsida ahaa ee Gudoomiyaha Barlamaanka Jamhiiriyada Soomaaliya uu la qaatay Danjire Hassan Bin Hamza Asad.

“Maanta waxa uu gudoonka Barlamaanka u diray tacsi dowladda Qadar,ย  taasoo ku aaddan geerida Amiirkii hore ee dalkaasi, ahna awoowga amiirka waqtigan ee dalkaasi Al sheekh Khliifa Bin xamad Althaanii, Gudoomiyaha Barlamaanka Mudane Jawaari ayaa saxiixay guuga tacsida Amiirkii hore, isagoo ugu tacsiyadeeyay golaha shacabka, xukuumada iyo dadka Qadar” ayuu yiri xoghaye Buux.

Amiir Alsheekh Khaliifa bin Xamad Althaanii Allaha u naxariistee ayaa dalka Qadar ka talinayay 1972 ilaa 1995 waxaana uu ahaa awoowga Amiirka Qadar ee Waqtigan Tamiim Bin Xamad althaanii.

vlcsnap-2016-10-27-14h54m29s861 vlcsnap-2016-10-27-14h54m46s381 vlcsnap-2016-10-27-14h55m09s593 vlcsnap-2016-10-27-14h55m26s378

Previous Post

Kulan ku saabsanaa xisaabinta hantida iyo bixinta Sakada oo loo qabtay Ganacsato+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In