Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku-xigeenka dalka oo kulan la qaatay ku-xigeenka madaxa USAID iyo Danjiraha Mareykanka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku-xigeenka dalka oo kulan la qaatay ku-xigeenka madaxa USAID iyo Danjiraha Mareykanka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarga Bini’aadannimada (DCHA) Mr. David Harden, Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb Schwartz, iyo wafdi la socday, waxaana kulanka RW Ku-Xigeenka ku wehliyay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Qorsheynta.

Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa kala hadlay Mr. David Harden iyo Amb Schwartz sidii dowaladda Soomaaliya iyo USAID ay uga wadashaqeeyn lahaayeen horumarka, xasiloonida iyo dimuqraadiyada.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

“Waxaan diyaar u nahay in dalkeenu uu gaaro horumar waara oo ku saleeysan hab loo dhanyahay, xasilooni amni iyo dimuqraadiyad, tasoo fursad weyn siineysa dhalinyarada si loo yareeyo kuwa aaminsan aragtida xag-jirnimada, Waxaan maanta leenahay Qorshaha Horumarinta Qaranka oo dhincayada waxbarshada iyo caafimaadka muhiimad gaar ah siinaya; waa midaa waxa aan dooneyno inaan USAID kawada shaqeeyno”.

Mudane Carteh ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay tahay saxiib muddo badan garab taagneyd Soomaaliya.

“Dowladda Mareykanka waa saxiib muhiim ah oo ay leedahay Soomaaliya oo ku garab taagan horumarka iyo la dagaalanka argagixisada”.

Ugu dambeyn RW Ku-Xigeenka ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacbiga Mareykanka taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Soomaaliya.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed

Previous Post

Boqortooyada Sacuudiga oo sheegtay in gantaal nooca riddada dheer lagu soo weeraray magaalada Makka

Next Post

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959kii-2012 “Qeybta 1aad” …AKHRISO+Dhageyso

Next Post
Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959kii-2012 “Qeybta 1aad” …AKHRISO+Dhageyso

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959kii-2012 "Qeybta 1aad" ...AKHRISO+Dhageyso

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In