Thursday, September 18, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu soo dhaweeynayay Danjire Afeey oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
October 31, 2016
in Wararka
0
Kulan lagu soo dhaweeynayay Danjire Afeey oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan lagu soo dhaweynayay laguna taageerayay danjiraha QM u qaabilsan arrimaha qaxootiga horana u ahaa wakiilkii urur goboleedka IGAD Maxamed Cabdi Afay ayaa ย lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiinta ka qayb galay kulankaas waxaa ka mid ahaa wasiirka amniga. xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.Taliyaha ciidanka Asluubta. wasiir ku xigeenka gaashaan dhigga gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Qaranka iy xubno kale.

Related posts

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

September 17, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

September 17, 2025

Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliima yarey” ayaa hadaslo u badnaa soo dhaweyn halkaasi ka jeedisay iyadoo Danjire Afeey u rajeeysay in uu si hufan u guto howlaha loo igmaday.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa khudbadiisa uu ka jeediyay kulankaan waxaa uu diirada ku saaray tahriibka iyo arimaha qaxootiga tacadiyada mawaadiniinta Soomaaliyeed la kulmayaan.

“Dadka wax tahriibiya waa in sharciga la mariyo wasiirka amniga in uu fadhiyo waa muhiim danjirahana waa na maqlayaa waa muhiim in arintaas wax laga qabto” ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha.

Kulanka waxaa qadka SKype ka uga qayb galay Danjire Maxamed Cabdi Afay oo Nairobi ku sugan waxaana uu ka mahad celiyay taageerada loo muujiyay.

“Waxaan Rabaa runtii in aan mahad balaaran usoo jeediyo dhamaan mas.uuliyiin meesha fadhisa iyo intii qaban qaabisay aadbaan runtii uga xumahay in aan goob joog ahayn waxaase ay igu dhiiri galinee in shacabka dhibaateysan ee Soomaaliyeed aan u shaqeeyo”ayuu yiri Afay.

Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Goobbe ayaa Danjire Afay ku amaanay doorkii uu ka qaatay xal u raadinta Soomaaliya intii uu ahaa Wakiilka IGAD.

“DanjireAfay waa saaxiib aysan iloobi doonin Soomaalia, ย door ย aad u weyn ayuu ka soo qaatay sidii ay meel wanaagsan u soo gaari lahayd halkaan ayaa ku soo dhaweyneynaa”ayuu yiri Jeneraal Goobbe.

waxaa ka hadlay Wasiirka Amniga gudahaย  dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ku amaanay Danjire Afay doorkii uu ku lahaa hirgalinta federaalka iyo Nabadeynta Soomaaliya waxaana uu ku dhiiri galiyay shaqadiisa Cusub.

“Anigu Danjire Maxamed waxaan ku amaanayaa doorkii uu ka qaatay nabadeynta Soomaaliya hirgalinta nidaamka federaalka waxaan ku leeyahay guuleyso howsha cusub ee laguu dhiibay iyaduna waa muhiim “ayuu yiri wasiirka.

ugu dambeyntii waxaa ka hadlay kulankaasi gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaankaย  Mahad Cabdalle Cawad waxaana uu kalimadiisa ku biiriyay taageerada iyo amaanta Danjire Afay.

“Waxaan ku leeyahay mabruuk soo dhawoow howshii aad Sooaaliya u haysay halkeeda kasii wad ” ayuu yiri Cawad.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐–๐š๐ฑ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง-๐๐š๐ซ๐š๐ง (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

September 17, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday qaybta ay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

September 17, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxa Afooyinka ee Midowga Yurub

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Qaxootiga oo kulan la qaatay Madaxa Afooyinka ee Midowga Yurub

September 17, 2025
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Axmed Xuseen Cilmi, ayaa kulan la qaatay Madaxa U Adkeysiga Afooyinka ee Midowga Yurub,...

Taliyaha CXDS iyo Guddoomiyaha SoDMA oo ka wada hadlay cimilada iyo dib-u-xoreynta dalka

Taliyaha CXDS iyo Guddoomiyaha SoDMA oo ka wada hadlay cimilada iyo dib-u-xoreynta dalka

September 17, 2025
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, iyo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka wada hadlay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In