Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu soo dhaweeynayay Danjire Afeey oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu soo dhaweeynayay Danjire Afeey oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan lagu soo dhaweynayay laguna taageerayay danjiraha QM u qaabilsan arrimaha qaxootiga horana u ahaa wakiilkii urur goboleedka IGAD Maxamed Cabdi Afay ayaa Β lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiinta ka qayb galay kulankaas waxaa ka mid ahaa wasiirka amniga. xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.Taliyaha ciidanka Asluubta. wasiir ku xigeenka gaashaan dhigga gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Qaranka iy xubno kale.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliima yarey” ayaa hadaslo u badnaa soo dhaweyn halkaasi ka jeedisay iyadoo Danjire Afeey u rajeeysay in uu si hufan u guto howlaha loo igmaday.

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa khudbadiisa uu ka jeediyay kulankaan waxaa uu diirada ku saaray tahriibka iyo arimaha qaxootiga tacadiyada mawaadiniinta Soomaaliyeed la kulmayaan.

“Dadka wax tahriibiya waa in sharciga la mariyo wasiirka amniga in uu fadhiyo waa muhiim danjirahana waa na maqlayaa waa muhiim in arintaas wax laga qabto” ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha.

Kulanka waxaa qadka SKype ka uga qayb galay Danjire Maxamed Cabdi Afay oo Nairobi ku sugan waxaana uu ka mahad celiyay taageerada loo muujiyay.

“Waxaan Rabaa runtii in aan mahad balaaran usoo jeediyo dhamaan mas.uuliyiin meesha fadhisa iyo intii qaban qaabisay aadbaan runtii uga xumahay in aan goob joog ahayn waxaase ay igu dhiiri galinee in shacabka dhibaateysan ee Soomaaliyeed aan u shaqeeyo”ayuu yiri Afay.

Taliyaha Ciidanka asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Goobbe ayaa Danjire Afay ku amaanay doorkii uu ka qaatay xal u raadinta Soomaaliya intii uu ahaa Wakiilka IGAD.

“DanjireAfay waa saaxiib aysan iloobi doonin Soomaalia, Β door Β aad u weyn ayuu ka soo qaatay sidii ay meel wanaagsan u soo gaari lahayd halkaan ayaa ku soo dhaweyneynaa”ayuu yiri Jeneraal Goobbe.

waxaa ka hadlay Wasiirka Amniga gudahaΒ  dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ku amaanay Danjire Afay doorkii uu ku lahaa hirgalinta federaalka iyo Nabadeynta Soomaaliya waxaana uu ku dhiiri galiyay shaqadiisa Cusub.

“Anigu Danjire Maxamed waxaan ku amaanayaa doorkii uu ka qaatay nabadeynta Soomaaliya hirgalinta nidaamka federaalka waxaan ku leeyahay guuleyso howsha cusub ee laguu dhiibay iyaduna waa muhiim “ayuu yiri wasiirka.

ugu dambeyntii waxaa ka hadlay kulankaasi gudoomiye ku xigeenka labaad ee BaarlamaankaΒ  Mahad Cabdalle Cawad waxaana uu kalimadiisa ku biiriyay taageerada iyo amaanta Danjire Afay.

“Waxaan ku leeyahay mabruuk soo dhawoow howshii aad Sooaaliya u haysay halkeeda kasii wad ” ayuu yiri Cawad.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In