Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano iyo Madax kale oo deeq gaarsiiyay Degmada Xudur

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano iyo Madax kale oo deeq gaarsiiyay Degmada Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad ilaalinta ee AMISOM ayaa maanta gaaray magalada Xudur ee Gobolka Bakool.

Masuuliyiintaasi oo u jeeddada safarkoodu ahaa si ay u soo indho indheyn lahaayeen xaaladda dhabta ah e ka jirta magaaladaasi iyo hareeraheeda, maadaamo la sheegay inay dhawaan ka baxeen Ciidamada AMISOM qeybo ka tirsan Gobolka Bakool, isla markaana loo geyn lahaa ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed meelihii la faarujiyay, si ay mar kale gacanta ugu gelin Maleeshiyada Al-Shabaab.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa goobta sidoo kale gaarsiiyay raashin si loogu qeybiyo bulshada deegaannadasi ku nool.

IMG_8934 IMG_8935 IMG_8936 IMG_8937 IMG_8948

Previous Post

Haweeneydi Kenyaatiga aheyd oo maanta lagu wareejiyay safaaradda Kenya

Next Post

Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dhar iyo tikidho gaarsiiyay dhallinyaro xukun xabsi ah dhameystay “SAWIRRO”

Next Post
Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dhar iyo tikidho gaarsiiyay dhallinyaro xukun xabsi ah dhameystay “SAWIRRO”

Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dhar iyo tikidho gaarsiiyay dhallinyaro xukun xabsi ah dhameystay "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In