Sunday, May 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka Ceel Baraf ku nool oo xaalado beni’aadanimo ka cabanaya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Al-shabaab oo laga saaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadka ku dhaqan magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellahe Dhexe ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo oo la soo daristay, kadib markii dadka intooda badan ay magaalada isaga qaxeen.

Qaar ka mid ah qoysaskii ku noolaa magaalada ayaa la soo sheegayaa in ay badankood halkaas ay isaga barakeceen kaddib markii ay la soo daristay xaalad biyo la’aan ah

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026

Barakaca qoysaskaan ayaa timid kaddib markii ceelashii ay biyaha ka cabi jireen ay bambooyin ku xireen maleeshiyaadka Al-Shabaab, ceelashaas oo gabi ahaanba burburay isla markaana u baahan in dib loo dhiso si dadku ay uga helaan biyo ay isticmaalaan.

Maamulka Ceel Baraf ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay wadaan dadaallo lagu soo celinayo ceelashas si loo dhiso, dadkuna ay guryahooda dib ugu soo laabtaan.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Howlgallo lagu sugayo amniga oo laga fuliyay duleedka Baladweyne

Next Post
Ciidammadda AMISOM iyo kuwa Dowladda oo lawareegay Leego

Howlgallo lagu sugayo amniga oo laga fuliyay duleedka Baladweyne

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

May 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In