Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku-xigeenka oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir gudoominayay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda iyo hey’adaha U.N-ka oo uu hogaaminayay Ku-Xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Mudane Carteh ayaa sheegay in Xukuumadda ay waqti badan ku bixisay diyaarinta Qorshaha Horumarinta Qaranka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026

“Waxaan dadaal dheeri ah gelinnay diyaarinta Q. H. Q. ku dhawaad 30 sano kadib kaasoo inoo fududeeyn doona sidii horumar waara aan dalkeena u gaarsiin laheen, Waxaa kaloo muhiim ah in hey’adaha UNka ay waafaajiyaan QHQ barnaamiyadooda horumarineed”.

Ugu dambeyn RW Ku-Xigeenka ayaa u mahadceliyay Wasaaradda Qorsheeynta Qaranka iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee ka qeyb qaatay diyaarinta QHQ oo uu ku tilmaamay guul weyn oo ay dowladda soo socota ka dhaxli doonta Xukuumadda hada jirta.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed

Previous Post

Madaxweynaha oo ugu Hambalyeeyay maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle Doorashada Labada Aqal

Next Post

Madaxweynaha Fransiiska oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Fransiiska oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya+Sawirro

Madaxweynaha Fransiiska oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In