Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddi u xilsaaran nabad-galyada iyo ilaalinta xabad joojinta oo looga dhawaaqay Gaalkacyo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Guddi u xilsaaran nabad-galyada iyo ilaalinta xabad joojinta oo looga dhawaaqay Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan lagu ansixinayay guddiga oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaaladda Galkacayo, waxaa ka qaybgalay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shamaโ€™arke, madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas , madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed, guddoomiyayaasha gobolka Mudug ee labada dhinac, Saraakiisha ciidamadda iyo odoyaasha dhaqanka

Labada madaxweyne waxay magacaabeen guddi isku dhaf ah oo ka kooban 18 xubnood, kaasi oo ka shaqayn doona nabadaynta iyo ilaalinta xabadjoojinta dagaalka Galkacayo.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 28, 2026
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay kulanka wuxuu sheegay in bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacayo ay waajib ku tahay inay ilaashadan walaalnimada iyo deris wanaaga ka dhexeeya, isla markaana ay u jihaystaan jidka horumarka iyo xasilinta degaankooda.

Madaxweynaha Galmudug oo isna hadal kooban ka jeediyay kullanka wuxuu tilmaamay sida uu maqsuudka uga yahay qaabka wanaagsan ee uu u socda shirka nabadaynta Galkacayo, waxaa kaloo uu sheegay inay ka soo baxeen ballantii shalay ee ahayd samaynta guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya nabadaynta Galkacayo.

Guddiga la magacaabay waxaa dhinac Galmudug madax u aha Madaxweynaha Galmudug C/kariim, waxaana ka mid ah guddoomiyaha iyo Duqa Degmada Galkacayo dhinac Gal-mudug. ย Dhinac Puntland waxaa hoggaminaya 1 Xasan Maxamed Abgaalow oo ahย  Gudoomiyaha Gobalka Mudug dhinac Puntland, Maxamed Yaasiin Tumey Duqa magaalada Gaalkacyo iyo Jen. Muxuyadiin Axmed Muuse, taliyaha La dagaalanka Argagixisada.

Guddigan ayaa shaqadiisu noqon doontaa nabadaynta iyo ilaalinta xabad joojintii lagu dhawaaqay,ย  waxayna qiimayn ย ku sameeyaan sida ugu wanaagsan ee looga gudbi karo xasilooni iyo nabad gelyo waarta oo ka dhacda gobolka Mudug.

R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo kulanka ka hadlay ayaa ugu baaqay labada hoggaamiyeย  inay ka shaqeeyaan sidii ay magaalada ugu soo laaban lahaayeen dadkii barakacay, islamarkaana masuuliyad la iska saaro in dhibaatada Galkacayo aysan mar dambe soo noqon.

12-111-17-16-25-24-23-2

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso barnaamijka faaqidaada wararka 14 Nov 2016

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka

Dhageyso barnaamijka faaqidaada wararka 14 Nov 2016

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In