Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

C/qaadir Cosoble oo noqday xildhibaankii 9aad ee loo doorta Aqalka hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
C/qaadir Cosoble oo noqday xildhibaankii 9aad ee loo doorta Aqalka hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali, ayaa goor dhow ku guuleystay Kursigii 9aad ee Xildhibaannimada Aqalka hoose Hir-Shabeelle,markii uu loollan adag dhex maray isaga iyo Muxyadiin Xasan jurus.

Murashax C/qaadir Cosoble Cali, ayaa tartar adag ka dib ku guuleystay 34 cod, halka Muxiyadiin Xasan Jurus uu helay 17 cod.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026

Waxaana lagu wadaa inay Maalmaha foodda nagu soo hayo, ay Magaalada Jowhar kasii socdaan doorashooyinka inta harsan xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamanka federaalka u matalaya maamulka Hir-Shabeelle.

Waxaa Maalinnimadii Shalay ahayd la doortay Siddeed Xildhibaan oo maamulka H/Shabeelle u matali doona Baarlamanka dowladda federaalka Soomaaliya 2016/2020-ka, kuwaasoo kala ah.

Khadiijo Maxamed Diiriye

Maxamed Xasan Qoone

C/risaaq Cumar Maxamed

Faarax Shiikh C/qaadir

C/laahi Max’ed Cali “San baloolshe”

Cali Maxamed Cumar “Cali Balcad”

Aadan Cali Xasan Kamaandey

Xiis Xasan Nuur Aadan

Previous Post

Madaxweynaha oo ku baaqay shirweyne talo Qaran ah

Next Post

Taliyaha Ciidanka XDS oo lagu soo dhaweeyay Norwey

Next Post
Taliyaha Ciidanka XDS oo lagu soo dhaweeyay Norwey

Taliyaha Ciidanka XDS oo lagu soo dhaweeyay Norwey

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee...

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

July 15, 2026
0

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Maxamed Nuur, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In