Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed gobolka Minnesota “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi balaaran oo uu hogaamino Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya mudane Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa socdaal shaqo ku Marayey Dalka Mareykanka ayaa soo gaarey  gobolka Minnesota ee Dalka  Maraykanka.

Wafdiga waxaa qaabilay oo soo dhaweeyey madaxa hay’ada Somali American Citizens League Engineer Jibril Afyare ahna aqoonyahan mar walba u taagan kana shaqeeya isku xirka dowlada Somaliya iyo Maraykanka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026

Ulajeedka booqashada wafdiga oo ahaa inay la wadaagaan Jaaliyadda Soomaaliyeed qorshaha horumarinta Soomaliya ama NATIONAL DEVELOPMENT PLAN ee 2017 ilaa 2019, isla markaana ay wada tashi la yeeshaan sidii ay qurbajoogta ay kaga qayb qaadan lahaayeen horumarka iyo maal gashiga dalkooda hooyo.

NATIONAL DEVELOPMENT PLAN sida uu wafdigu u dhigay waxuu dardar gelin doonaa isbadel la taaban karo si loo helo iskufilnaan, waxsoosaar iyo kobcin dhaqaale loogaga kaaftoomi karo deeq bixiyaasha.

_MG_8630 (1) _MG_8632 _MG_8638 _MG_8642 _MG_8646 _MG_8653 _MG_8659 _MG_8661 _MG_8674 _MG_8681 _MG_8690 (1) _MG_8698 _MG_8702

_MG_8706

87

Liban Hussein

Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Minneapolis

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socday xafiiska UNSOM

Next Post

Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u yahay”+Sawirro

Next Post
Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u yahay”+Sawirro

Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u yahay”+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In