Friday, June 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha degmooyinka oo loo tababbarayo sida ay ugu adeegi lahaayeen bulshadooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose Xamar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababbarka oo ku saabsan is dhexgalka bulshada iyo isla xisaabtanka ayaa waxaa loo qabtay 35 shaqaale oo ka tirsan degmooyinka Gobolka iyo guddoomiye ku-xigeenada Degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana tababbarka fulineysa hay’adda horumarinta hal abuurka Soomaaliyeed SIDO waxaana tababarkan oo socon doona laba maalin oo ka qeyb galayaasha lagu fahamsiin doona, sida ay muhiim u tahay in shacabka ay dowladda kula xisaabtamaan canshuurta laga qaado.

Guddoomiyaha hay’adda horumarinta hal abuurka Soomaaliyeed SIDO  C//laahi Cali Jimcaale ayaa sheegay in siminaarkan ay ka faa’iideysan doonaan dad badan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026

“Tababbarkan waxaa loo qabanayaa 35 shaqaale iyo guddoomiye ku-xigeenno waxaana aaminsanahay inuuu wax badan soo kordhin karo, sababtoo ah haddii dadka la baro sida shacbaka loola macaamilo, waxaa la gaari karaa horumar bulsho ,waxaana fududaadaneysa in dadka ay fahmaan dowladnimada”.ayuuyiri Cabdullaahi.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasada iyo amniga ee maamulka gobolka banaadir Maxamed Axmed Diiriye  ayaa sheegay in wax lagu farxo ay tahay shaqaalaha ka shaqeeya degmooyinka gobolka la baro habka ay dadka ugu adeegi karaan, taasina waxa uu ku sheegay in ay qeyb ka tahay horumarka bulshada.

“Waxaan soo dhoweyneynaa barnaamijjkan loo qabtay shaqaalaha degmooyinka gobolka banaadir, waana horumar bulsho, hadii shacbaka ay fahmaan dowladnimo waxaa fududaaneysa in ay sidoo kale fahmaan qaabkii ay ugu xisaabtami lahaayeen canshuurtii ay dhiibeen” ayuu yiri Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo amniga ee gobolka Banaadir.

 

Previous Post

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Next Post

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo deeq daawo ah Gaarsiisay Isbitaalka deegaanka Baxdo.

Next Post
Galmudug oo guddi u saartay wax ka qabashada abaaro ka jira deegaannadeeda+War-saxaafadeed

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo deeq daawo ah Gaarsiisay Isbitaalka deegaanka Baxdo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In