Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Laba Wiil oo Soomaali ah oo xalay lagu toogtay waqooyiga Stockholm

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Laba Wiil oo Soomaali ah oo xalay lagu toogtay waqooyiga Stockholm

HPIM1150.JPG

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abbaarihii tobankii fiidnimo (10:00 PM) ee xalay  ayaa niman wejiyada soo xirtay waxa ay weerar ku qaadeen maqaayad lagu qaxweeyo oo ku taala xaafadda Rinkeby oo ah xaafad ay ajaaniibta iyo Soomaalidu ku badan yihiin kuna taala waqooyi bari ee magaaladda Stockholm ee dalkaan Sweden.

Weerarkan ayaa lagu dilay laba wiil oo dhallinyaro Soomaaliyeed kuwaas oo da’dooda  lagu sheegay 20 jir iyo 25 jir walaalo ah, waxaana durba goobta soo gaaray Booliska oo goobta ka bilaabay baaritaano xoog leh.

Related posts

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026

Illaa iyo hadda lama xaqiijin sababta dhalisay falkan ee dhimashada labada wiil iyo cidda ka dambeysay haseyeeshee goobjoogayaal ayaa   warbaahinta u sheegay in ay arkeen rasaasta dhacaysay iyo rag wejiyada duuban oo maqaaxida ka baxaya.

Dadka Soomaaliyeed ee ku noool xaafada Rinkeby ayaa welwel iyo walaac ka muujiyey falkan naxdinta leh.

Sanadkii hore ayaa sedex wiil oo Soomaali ah  magaalada Stockholm ugu dhinteen falal is rasaaseyn ah.

HPIM1150.JPG
HPIM1150.JPG

pol pol4

Previous Post

Xuska Maalinta Naafada adduunka oo ka socoto Muqdisho

Next Post

Taliyaha ciidanka booliska ee Puntland oo kormeeray saldhigyo ciidan “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka booliska ee Puntland oo kormeeray saldhigyo ciidan “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka booliska ee Puntland oo kormeeray saldhigyo ciidan "SAWIRRO"

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In