Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir madaxeedka IGAD.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Akhriso: War-murtiyeedka ka soo baxay shirki madasha hoggaanka Qaran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyad Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shir madaxeedka IGAD  oo ka dhacay magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya.

Shirkaasi  ayaa baaqa laga soo saaray waxaa ka mid ah in dowladaha caalamka ay xayiraada ka qaadaan Xawaaladaha Soomaalida sidoo kale in xooga la saaro sidii  dib loo bilaabi lahaa xoolihii ay Soomaaliya u dhoofin jirtay wadamada carabta si looga qeyb qaato koboca dhaqaale ee wadanka Soomaaliya.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Sidoo kale waxaa amaan loo soo jeediyey hanaanka wanaagsan ee ay ku socdaan doorashooyinka ka socdo xarumaha maamul goboleedyada Dalka ka jiro , ayadoo loogu baaqay dowlada Soomaaliya  in ay doorashada madaxtinimada ee dalka ay ku dhacdo waqtigii loogu talagalay.

Ugu dambeyn madaxweyne Xasan Sheekh Max’uud ayaa uga mahadceliyey madaxweyneyaasha IGAD dadaalka ay Soomaaliya ku taageerayaan, maadaama dalku uu horey u dhaqaaqay muddo dhowna Soomaaliya ay furi doonto waddo cusub oo dhanka nabadda iyo horumarka ah, isagoo Ballan qaaday in doorashada waqtigeeda ku dhici doonto, shacabka Soomaaliyeedna ay diyaar u yihiin wax wada qabsi muuqda.

 

Previous Post

Doorashooyinka Cadaado oo ku dhaw Gabagabo

Next Post

Doorashada xubnaha gobollada Waqooyi oo ka bilaabaneysa Muqdisho

Next Post
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba

Doorashada xubnaha gobollada Waqooyi oo ka bilaabaneysa Muqdisho

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In