Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Ganacsiga oo shir caalami ah ka qeyb-galay(SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Wasaaradda Ganacsiga oo shir caalami ah ka qeyb-galay(SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga tan Maaliyadda iyo Bangiga Aduunka ayaa ka dhacay Taariiqdu markay ahayd 13/12/2016 ila 19/12/216 Magaalada Nairobi gaar ahaan Xarunta dhismaha weeyn ee Bangiga Aduunka.

shirkan oo mudo sedex maalmood socday ayaa looga gonlahaa sidii Nidaam cusub loogu yagleeli lahaa qaabka ganacsi ama shatiyada ee Wasaarada Ganacsiga ay ku shaqeeyso , iyadoo loogu magacdaray  kulankaas dib u habeynta Ganacsiga Soomaaliya (Somali Business Reform)

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Xubnihii Shirkaasi ka soo qayb galay waxaa kamid ahaa wafdi uu horkacayey Xoghaya joogtada ee Wasaaradd Ganacsiga, Abuukar Maxamed Daahiye iyo Agaasimaha rugta Ganacsiga mudane Abshir dhoore, waxaa sidoo kale  ka mid ahaa xubnaho ka socday Wasaarada Maaliyada, iyo Qareenada sida gaarka ah ula shaqeeya Wasaarada Ganacsiga.

Guntii iyo gunaanadkii, shirkani waxa uu ahaa mid mira dhal ah oo faa’ido weyn ku soo kordhin doona Nidaamka Ganacsi ee Wasaaradu ay iminka ku shaqeeyso.

g5

g6

g1

g4

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ilhaan Cumar Villa Somalia ku qaabilay

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: 73 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: 73 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska

DAAWO SAWIRRADA: 73 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In