Wednesday, June 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dagaallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda Tuulada Yaaq-bishaaro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Alshabaab oo u kala jabay Alqaacidda iyo Daacish
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tuulada Yaaq-bishaaro ayaa waxaa ka socda dagaallo xooggan oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii Shabaabku ay isku dayeen inay xoog kula wareegaan xoolo ay dadka deegaanka lahaayeen.

dagaalka ayaa la tilmaamay in uu geystay qasaaro labada dhinac ah, waxaana dhaq dhaqaaq ciidan uu ka socdaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo la qorsheynayo in ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ay duulaan ku qaadaan deegaannada dhaca dhanka galbeedka Kismaayo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

tuulada Yaaq-bishaaro ayaa magaalada Kismaayo waxa ay u jirtaa qiyaastii 60 km waxaana maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ay dooneysaa inay dhibaateeyaan dadka xoolo dhaqata ah ee halkasi ku nool, kuwaasi oo sameeyay kacdoon ka dhan ah Al-Shabaab.

Dhanka kale diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa duqeyn ka geystay saldhig ay ku uruursanaayeen maleeshiyada Al-Shabaab oo ku yaala deegaanka Kamjaroon oo 90 km qiyaastii u jirta magaalada Kismaayo.

Arrintan ayaa ka dambeysay markii kooxda Al-Shabaab ay 16 qof oo reer guuraa ah ay ku gowraceen tuulada Feersagaaro oo dhanka galbeed ka xigta magaalada Kismaayo, halkaasi oo ka mid ah goobaha ay shabaabku kula dagaalamayaan dadka deegaanka.

Previous Post

Wasaarada Beeraha iyo waraabka Puntland oo kormeertay beeraladayda Gobalka Bari.

Next Post

Hay’adda NISA oo soo bandhigtay dhagar-qabihii ka danbeeyay qaraxii ka dhacay afaafka hore ee Dekadda Muqdisho

Next Post
Hay’adda NISA oo soo bandhigtay dhagar-qabihii ka danbeeyay qaraxii ka dhacay afaafka hore ee Dekadda Muqdisho

Hay'adda NISA oo soo bandhigtay dhagar-qabihii ka danbeeyay qaraxii ka dhacay afaafka hore ee Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In