Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib ugu soo laabtay dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib ugu soo laabtay dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble, oo howlo shaqo ku maqna dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoo socdaal shaqo ku tegay dalalka Ethiopia iyo Kenya.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa markii uu soo gaaray garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde waxa halkaasi ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Cali  Cabdullaahi Xuseen Gudlaawe, Guddomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaannada labada Aqal ee sare iyo Hoose.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble oo Warbaahinta Qaranka kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in uu socdaalkii uu ku tegay dalalka Ethiopia iyo Kenya ay guul ku soo dhamaadeen, kuwaasi oo ahaa kulamo isbarasho iyo kala warqaadasho, waxaana uu intaa ku daray in Madaxda labada dal ee uu la kulmay ay u balan qaadeen inay ka qeyb qaadanayaan arrimaha dib u dhiska deegaannada Hirshabeelle.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa tilmaamay in magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uu sidoo kale kula kulmay madax ka tirsan beesha caalamka oo uu uga xog waramay xaaladda maamulka Hirshabeelle iyo sida ay uga qeyb qaadan karaan horumarinta deegaannada maamulka.

IMG_0051 IMG_0053 IMG_0055 IMG_0058 IMG_0061 IMG_0062 IMG_0064 IMG_0068 IMG_0071 IMG_0077 IMG_0080 IMG_0084 IMG_0085 IMG_0089 IMG_0115 IMG_0116 IMG_0122 IMG_0123 IMG_0124 IMG_0129 IMG_0131 IMG_0135 IMG_0140 IMG_0141 IMG_0142 IMG_0143 IMG_0144 IMG_0145 IMG_0150 IMG_0152 IMG_0153 IMG_0157 IMG_0162 IMG_0163 IMG_0168 IMG_0171 IMG_0193 IMG_0200 IMG_0207 IMG_0212

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho oo laga hirgeliyay xarun caafimaad

Next Post
Deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho oo laga hirgeliyay xarun caafimaad

Deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho oo laga hirgeliyay xarun caafimaad

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In