Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu furayey xarunta iskaashatooyinka oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu furayey xarunta iskaashatooyinka oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan ayaa ka  koobneynd Sanadguradii 44aad ee ka soo wareegatay aasaskii Iskaashatooyinka iyo furitaanka Xarunta ay ku shaqaeynayeen oo dib loo dayactiray ka dib markii uu burbur u geystay qarax ka dhacay agagaarka taaladda SYL,waxaan ka soo qayb galay Maamulka gobolka Banaadirm,Xildhibaano ka kala so cday Laba Gole iyo marti kale.

Gudoomiyaha Iskaashatooyinka Daahir Maxamuud Diirshe oo ka hadlay Munaasabadda ayaa tilmaamay in dadaal dheer u soo galeen dib u dhiska xarunta-cod-1aad.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Gudoomiyha Gobolka banaadir Yuusuf Xuseen Jimcale oo furay xarunta Iskaashatooyinka ayaa sheegay in tani ay tahay mid ku dayasho mudan-cod-2aad

Xildhibaan Warsame Maxamed Joodax oo hadal ka jeediyey furitaanka iyo sanad guurada 44ad ayaa yiri-cod-3aad.

ugu danbeyntii Xildhibaan Muuse suudi yalaxow oo ka tirsan Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa hanbalyo u diray Ishatooyinka-cod-4aad.

Kowdii Bishii Maarso Sanadkii 2016-kii ayaa qaran ka dhacay Isgiyska Taalada SYL uu burbirey Dhismayaal ka ag dhowaa goobta oo ay ku jirto Xarunta Iskaashatooyinka waxaana 8da Janaayo sanadkii 1973dii loo aqoon saday Maalinta Iskaashatooyinka.

vlcsnap-2017-01-08-19h05m41s138

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Hambalyo u diray Hay’adda NISA

Next Post

Janaraal Pakistan ah oo loo magacaabay isbaheysiga militiri ee Sacuudiga hogaamiyo

Next Post
Janaraal Pakistan ah oo loo magacaabay isbaheysiga militiri ee Sacuudiga hogaamiyo

Janaraal Pakistan ah oo loo magacaabay isbaheysiga militiri ee Sacuudiga hogaamiyo

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In