Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa oo shaaca ka qaaday in ahmiyadda koowaad uu siinayo amniga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa oo shaaca ka qaaday in ahmiyadda koowaad uu siinayo amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha degmada Hiliwaa CabdixakiinMaamulka Degmada Heliwaa ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha ugu horeyso ee uu wax ka qabanayo ay tahay xoojinta Nabadgelyada, dib u soo celinta bilicda iyo dib u habeynta Nalalka cadcceedda ku shaqeeya, si degmada ay u noqoto hormuudka degmooyinka gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in tan iyo markii uu xilka la wareegay in uu kulamo gaar gaar ah la qaatay qeybaha bulshada ayna u soo gudbiyeen cabashooyin ah in uu wax kaga qabto kan maamul ahaan, uuna arrintaasi ku dhaqaaqi doono.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026

Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa tilmaamay in ahmiyadda koowaad uu siinayo xoojinta amniga iyo dib u habeynta Nalalka cadceedda ku shaqeya, maadaama ay u baahanyihiin dib u habeyn, ayna jiraan kuwa aan shaqeyn iminka.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa ugu baaqay shacabka degmada inay xoojiyaan la shaqeynta laamaha amniga, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan maleeshiyada Al-Shabaab, isla markaana uu balan qaadayo in uu la yimaado isbadal buuxda.

Cabdixakiin Cumar Cabdulle Guddoomiyaha degmada Heliwaa ayaa dhawaan la wareegay xilka Degmada, waxaana horyaalla howlo muhiim ah oo ay ka midtahay xoojinta amniga oo uu balan qaaday.

Previous Post

Mareykanka oo khafiifiyay cunaqabteynii saarneyn Suudaan

Next Post

Guddoomiyaha xarunta Dhiirigelinta Haweenka Soomaaliyeed oo ka warbixisay howlaha ay qabtaan “Dhageyso”

Next Post
Guddoomiyaha xarunta Dhiirigelinta Haweenka Soomaaliyeed oo ka warbixisay howlaha ay qabtaan “Dhageyso”

Guddoomiyaha xarunta Dhiirigelinta Haweenka Soomaaliyeed oo ka warbixisay howlaha ay qabtaan "Dhageyso"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In