Golaha Wasiirrada oo ansixiyey laba heshiis oo muhiim u ah dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya...
Wafdi ka socday Wasaarada Warfaafinta oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta Booqday Xarunta Idaacada iyo Taleefishinka RTD ee Jamhuuriyada Jabuuti , Wafdigan ayaa Waxaa Hogaaminaayey Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya...
Ku dhawaad 15 dhagar-qabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, ayaa lagu dilay hawlgal Ciidamada gaarka ah ee Danab iyo Gorgor oo...
Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano), ayaa dhambaal hambalyo ah ka helay Taliyaha Hoggaanka Sare...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho