Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgalkii Hotel Dayax oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Howlgalkii Hotel Dayax oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada NISA ayaa soo gabo gabeeyay howlgalkii ay ka fulinayeen Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay weerar ku soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

In ka badan 6 qof ayaa ku dhimatay iyo 8 dhaawac, kuwaasi oo qaarkood ku soo dumay guryaha ka agdhawaa goobta uu qaraxu ka dhacay.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Ciidamada ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta Hotelka Dayax oo saaka lagu weeraray gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa.

Weli lama oga khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaan Maleeshiyada Argagixisada ah ay ku soo qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta dowladda oo ku sugan gudaha Hotelka ayaa lagu wadaa in goordhaw ay halkaasi kula hadlaan saxaafadda, iyagoo faah faahin ka bixin doono qasaaraha rasmia h ee ka dhashay weerarkasi.

IMG_1056 IMG_1048 IMG_1047 IMG_1041 IMG_1039 IMG_1038 IMG_1033 IMG_1031 IMG_1025 IMG_1019 IMG_1016 IMG_1014 IMG_1012 IMG_0989   IMG_0986 IMG_0983 IMG_0961

IMG_0951 IMG_0950 IMG_0949 IMG_0948 IMG_0944 IMG_0933 IMG_0932 IMG_0931

IMG_0981

Sawir Qaade: Farxaan Suleyman Daahir

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo Kuwait uga qeyb galaya shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Madaxda dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo ka tacsiyadeeyay labo malaaq oo ku dhintay qaraxii maanta

Next Post
Howlgalkii Hotel Dayax oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Madaxda dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo ka tacsiyadeeyay labo malaaq oo ku dhintay qaraxii maanta

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In