Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay kaga duwantahay doorashada Madaxtinimada ee sanadkan iyo sanadkii 2012-ka?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Muqdisho:-Waxaa maanta ka bilaabanaysa Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo galaya goballada Waqooyi ee dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee afarta sanno soo socota oo lagu wado inay goor dhaw kabilaabato Muqdisho ayaa waxa ay kaga duwantahay doorashadii hore ee Madaxweynaha dhowr arrimood.

Doorashada maanta ka dhaceyso Muqdisho ee la rajeynayo in Xildhibaannada ay ku soo doortaan Madaxweynaha afarta sanno ee soo socoto hogaamin doono Soomaaliya ayaa waxa ay dhowr arrimood kaga duwantahay tii sanadkii 2012-ka ka dhacday Muqdisho.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Akhriso waxyaabaha ay kaga duwantahay doorashada maanta tii sanadkii 2012-ka.

1- Xildhibaannada Labada Aqal oo si wada jir ah uga qeyb galaya doorashada Madaxweynaha markii ugu horeysay, iyagoo kala ah Aqalka sare oo markii ugu horeysay la dhisay iyo golaha shacabka.
2- Xildhibaananda oo gebi ahaanba laga reebay Teleefonada gacanta ah, si aysan u dhicin xulafeysi
3- Inay jiraan guddi anshaxa qaabilsan oo kormeer sameynaya, taasi oo lagu soo kordhiyay hanaanka doorashada.
4 Goobta doorashada oo ka duwan tii sanadkii hore oo lagu qabanayo taliska ciidanka cirka ee Afasiyoone iyo
5- Suxufiyiinta oo iyana laga reebay teleefonadooda gacanta oo markii hore si toos ah xarumahooda warbaanineed wararka kula xiriiri jiray.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wareegii kowaad ee Codbixinta Doorashada Madaxweynaha oo soo idlaatay iyo Qiimeyn Horudhac ah.

Next Post
Wareegii kowaad ee Codbixinta Doorashada Madaxweynaha oo soo idlaatay iyo Qiimeyn Horudhac ah.

Wareegii kowaad ee Codbixinta Doorashada Madaxweynaha oo soo idlaatay iyo Qiimeyn Horudhac ah.

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In