Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dabaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dabaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inta badan degmooyinka Gobolka Benaadir iyo qaar ka mid ah gobollada dalka ayaa waxaa laga maqlayay rasaas cirka loo ridayo oo loogu dabaal degayo Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Rasaas culus oo dabaal deg ah ayaa ka socota magaalooyinka, dadweynaha ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalooyinka waa weyn ee dalka, iyagoo aad ugu faraxsan is bedelka dhanka hogaanka doorashada.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Magaalooyinka Beledweyn, Jowhar, Garbahaarey, Kismaayo, Baydhabo, Gaalkacyo ayaa mar kaliya waxaa ka bilowday dabaal degyo waa weyn oo loogu dabaal degayo Guusha Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Tani ayaa ka turjumeysa inuu guuleystay rabitaankii shacabka Soomaaliyeed, oo u hamuun qabay inay arkaan isbedel.

Previous Post

Dhaqdhaaqa Dhalinyarada Qarannimo oo hambalyo usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Dalka

Next Post
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Dalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Dalka

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In