Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka oo la geeyay isbitaalka Wanla-weyn

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka oo la geeyay isbitaalka Wanla-weyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa sii kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanada hoos yimaada Degmada Wanla weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo xarun caafimaad oo laga hirgeliyay degmadaasna lagu dhaweeyo dad aad u badan…

Agaasimaha isbitaalka degmada Wanla-weyn Dr. Mustaf Xuseen Cabdulle ayaa Radiyo Muqdishu ugu waramay xaaladda shuban biyoodka iyo bukaanada uu soo ridanayo xanuunkan

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

“20 ayaa saacidihii ugu dambeeyay la keenay isbitaalka Degmada Wanla weyn ee gobolka Shbaleeha Hoose, dumarka waa sagaal 16 ka kalena waa rag, oo 14 ka mid ah ay yihin carruur ka hooseysa shanta sano, mana jirto adeeg caafimaad oo ku filan dadka uu soo ridanayo xanuunka, culeys badan ayaa jira oo waxa ay u baahanyihiin fuuq-celin” ayuu yiri Agaasimaha isbitaalka Degmada Wanla Weyn.

Agaasimaha ayaa codsaday in isbitaalka lala soo gaaro gurmad caafimaad, si wax looga qabto dadka uu soo ridanayo xanuunka shuban biyoodka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliyaha ciidanka cirka oo u hambalyeeyay ciidamada cirka 57 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka

Next Post
Taliyaha ciidanka cirka oo u hambalyeeyay ciidamada cirka 57 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka

Taliyaha ciidanka cirka oo u hambalyeeyay ciidamada cirka 57 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In