Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Sudan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Sudan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo ayna ka qeybgaleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudan ayaa lagu qabtay magaalada Khartum.

Kulankan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay diplomaasiyiinta safaaradda, Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Sudan, Midowga ururka ardayda Soomaaliyeed, ganacsato iyo waxgarad kala duwan..

Related posts

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026

Dadkii ka hadlay munaasabadda ayaa si isku mid ah ugu hambalyeeyay madaxweyne Farmaajo, iyagoo tilmaamay in waa cusub uu u baryay Soomaaliya, waxeyne ku tilmaameed madaxweyne Farmaajo in uu yahay hoggaamiye waddani ah oo leh karti waxqabad oo ka hufan eex iyo nin jecleysi.

Xoghayaha guud ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan Cabdi-wali Xasan Xuseen “Fadiilatuh” oo ka hadlay goobta ayaa shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay inay la shaqeynaa dowladda madaxweyne Farmaajo.

Dhanka kale u qeeybsanaha warfaafinta safaaradda Soomaalida ee dalka Sudaan Fiidoow Maxamuud Fidow oo halkaasi ka hadlay  ayaa caddeeyay in madaxweenaha uu mudanyahay in loo duceeyo si xilkiisa uu si nabad ah ugu guto.

Gabagabadii waxaa goobta ka hadlay Suldaan Kamaal oo ka mid ah salaadiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudaan, waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay cagta saartay waddadii midnimada isagoo ugu baaqay ummadda Soomaaliyeed iney si hagar la’aan ah ula shaqeeyaan dowladda ku timid rabitaankooda ee uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo.

Previous Post

Wasiiru-dowlaha warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska oo shir caalami ah uga qeybgalay dalka Turkiga+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
0

Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa sheegtay in commandos-ka Danab ay dileen toddoba dagaalyahan oo kooxda Khawaarijta Al-Shabab ah, oo ay ku...

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta booqasho rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In