Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo booqdey Ardey Qaliin Indhaha ah lagu sameeyey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo booqdey Ardey Qaliin Indhaha ah lagu sameeyey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Musraf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa maanta booqdey qaar ka mid ah Ardeyda dhigata Iskuulka Al-Basiir ee Indhooleyaasha oo Qalniin indhaha ah lagu sameeyo maanta.

Qalniinka lagu sameeyey Siteey Xasan Cumar iyo Maxamed Cabdullaahi, waxa uu ka dhacay Isbitaalka Ordogan Ex-Dikfeer ee magaalada Muqdisho,Β  waxaa lagu guuleystay labada Qalniin ee maanta lagu sameeyey Ardeydaasi.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Siteey Xasan Cumar waxaa Qaliin looga sameeyey Isha Bidix, halka Maxamed Cabdullaahi looga sameeyey Isha Midig, labaduba waa lagu guuleystay.

Xildhibaan Mustafa Dhuxulow oo ahaa qofkii ugu horreeyey ee gacan ka geysta Qalniinka Ardey hore oo aragga la’aa, ayaa maantaΒ  mar kale goob-joog u ahaa Qalniinka labadaasi Ardey ee masaakiinta ah lagu sameeyey.

Xildhibaanka ayaa ballan-qaadey in uu bixin doono Nafaqeynta labadaasi Ardey oo muddo arag la’aan ahaa, iyadoo Siteey Isha Midig muddo kaddib Qalniin looga sameeyn doono.

Qalniinka kaddib Dhaqtarka sameeyey Qalniinka oo ah Turki, ayaa sheegay inΒ  Nuurkooda uu soo laabtay, hasa yeeshee ay u baahan yihiin in la xannaaneeyo.

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow ayaa sheegay in mar walba uu diyaar u yahay sidii uu gacan u siin lahaa dadka tabaaleysan iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba.

Labadii sanno ee u dambeeysay waxaa lagu guuleystay in Indhaha loo fiiqo ilaa afar ka mid ah Ardeyda Indhooleyaasha ah, sidoo kalena waxa uu si joogta ah uga war hayaa xaaladaha dhanka Waxbarasho iyo nololleed Ardeyda Dhigata iskuulka Indhooleyaasha ee Al-Basiir

0J1A8136 0J1A8137 0J1A8149 0J1A8152 0J1A8174

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin “Dhageyso”

Next Post
Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin “Dhageyso”

Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin "Dhageyso"

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In