Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro ku xiran dalka Sudan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku noolyihiin “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

xabsi

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026

Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran Wadanka Sudaan ayaa ka codsaday madaxda Dawladda Soomaaliya inay gacan ka gaystaan sidii ay dib markale u heli lahaayeen xoriyaddooda, iyagoo sheegay inay xaalad beni’aadanimo tii ugu darneyd ay ku heysato xabsiyada dalka Sudan.

Qaar ka mid ah dhallinyarada ku xiran xabsiyada oo intooda badan la soo qabtay meelaha saxaraha, iyaga oo doonaya inay halkaasi ka sii gudbaan ayaa sheegay in qaarkooda ay qabaan dhaawacyo soo gaaray markii ay ka gudbayeen xadka Ethiopia uu la wadaago Sudan.

Gabdho ku xiran xabsi ku yaala Sudan kana mid ah dhallinyarada la soo qabtay oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay gaarayaan 40 gabdhood, kuwaasi oo aan heysan daryeel caafimaad iyo wax ay cunaan, isla markaana ay iminka ku jiraan xaalad adag oo xagga noloshada ah, iyagoo xusay in haddii aysan helin gurmad dhinac waliba leh oo ay ugu horeysa in xabsiyada laga sii daayo ay xaaladooda qatar ku sugantahay.

Dhallinyaradan ayaa madaxda dowladda ka codsaday in xabsiga la siiyo, maadaama ay qaarkooda ku dhawaad sanad ay ku xiranyihiin dalka xabsiyada dalka Sudan.

Halkan ka dhageyso xaaladda gabdhaha ay ku suganyihiin

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/02/Dhallinyaro-ku-xiran-dalka-Sudan.mp3

Previous Post

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow oo booqdey Ardey Qaliin Indhaha ah lagu sameeyey “SAWIRRO”

Next Post

Deg Deg: Kooxo Burcad ah oo qof shacab ku dilay Muqdisho.

Next Post
Deg Deg: Kooxo Burcad ah oo qof shacab ku dilay Muqdisho.

Deg Deg: Kooxo Burcad ah oo qof shacab ku dilay Muqdisho.

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026
0

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

June 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In