Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada Galmudu ayaa lagu sheegay inay soo dhaweynayaan magacaabista Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre.
Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...












