Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa qabtay kulan loogu dabaal degayo guusha Xildhibaan Ilhan Cumar.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa qabtay kulan loogu dabaal degayo guusha Xildhibaan Ilhan Cumar.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Isutaga Culumadda Soomaaliyeed ee Mareykanka ayaa kulan loogu dabaal degayo guusha iyo doorashada Xildhibaan Ilhan Cumar ku qabtay Masaajidka Dar-ul Hijra ee magaalada Minneapolis. Kulankan ayaa iskugu jiray Duco, Hambalyo iyo Talooyin loo jeediyey Xildhibaanada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Culumada Soomaaliyeed oo la dhacsanaa Guusha Ilhan Cumar.

Munaasabadani ayaa waxaa sidoo kale goob joog ahayd Ilhan Cumar oo aad ugu faraxsanayd isgarabtaaga Culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

inta uu kulankani Socday ayaa ilhaan loogu duceeyey Xilka Culus oo ay bulshada u heyso in uu ilaahay la garab galo hadaba Culumadii ka hadashay Munaasabadani ayaa duco iyo dhiiragelin usoo jeediyey Xildhibaan Ilhan Cumar.

Dhanka kale Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa sharxaad ka bixisay sababta ku kaliftay in ay u tartanto kursigani iyadoo Amaan u soo jeedisay Soomaalidii ka qeyb qaadatay taageerideeda.

Si kastaba ha ahaatee Guusha Ilhaan Cumar ayaa noqotay mid taariikhi ah waxayna Ilhaan Cumar Noqotay Gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah, oo xildhibaan ka noqota dalka Maraykank

LIBAN HUSSEIN

WARBAAHINTA QARANKA SOMALIYA MINNEAPOLIS

 

Previous Post

Daawo Sawirrada: Xaflad Lagu Taageerayay Raisulwasaaraha oo Lagu Qabtay Wandanka Koofur Sudan.

Next Post

Dad gaajo darteed ugu geeriyoodey Galgaduud

Next Post
Kulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho

Dad gaajo darteed ugu geeriyoodey Galgaduud

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In