Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda UNODC oo ku wareejisay Taliska Ciidanka Booliska buugaag “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Hay’adda UNODC oo ku wareejisay Taliska Ciidanka Booliska buugaag “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda UNODC ayaa maanta ku wareejisay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed deeq buugaag oo ka kooban Buugaagta Xeerka Ciqaabta, Xeerka Habka Ciqaabta iyo buugaagta Saldhigyada ee lagu diiwaangeliyo maxaabiista, kuwa lagu qoro marag muujinya iyo hantida  maxaabiista.

Deeqdaas oo lagu wareejiyey Taliska waxaa ka Guddoomay Sareeyo guuto Axmed Dayib Axmed(Dhegacaleen) oo ku hadlaayey magaca Taliyaha Ciidanka ayaa hay’adda UNODC uga mahadcelieyey deeqaas , wuxuuna sheegay inay buugaagtaas loo qabay baahi weyn ayna wax weyn ku soo kordhin doonto habsami u socodka hawlaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uu ugu adeegayo bulshadiisa.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Addis Ababa kula kulmay Claver Gatete

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Addis Ababa kula kulmay Claver Gatete

February 16, 2026
Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

February 16, 2026

Qalabka ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo saldhigyada ciidanka booliska.

Previous Post

Marwada Madaxweynaha Dalka oo 8-da Maarso awgeed hambalyo u dirtay Haweenka Soomaaliyeed

Next Post

Taliska CXDS oo soo saaray amaro lagu xakameynayo dhaq dhaqaaqa ciidanka XDS ee caasimadda

Next Post
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo shirar muhiim ah uga qeyb galay dalalka kenya iyo Uganda

Taliska CXDS oo soo saaray amaro lagu xakameynayo dhaq dhaqaaqa ciidanka XDS ee caasimadda

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Addis Ababa kula kulmay Claver Gatete

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Addis Ababa kula kulmay Claver Gatete

February 16, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Mudane Claver...

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga...

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
0

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 17-aad ee wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si rasmi ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In