Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo Joodariyaal gaarsiisay bukaanada isbitaalka Banaadir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka oo Joodariyaal gaarsiisay bukaanada isbitaalka Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud Wasaaradda Haweenka iyo Hurumarinta Xuquuqda Aadanaha Cabdulqani Sheekh Cumar ayaa Joodariyaashan loogu talo galay bukaanada ku jira isbitaalka Banaadir wuxuu guddoonsiiyey maamulka iyo Dhakhaatiirta isbitaalka.

Ugu horreyn Agaasimaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee ay jiifaan bukaanada, halkaasoo ay uga warbixisay xaaladda bukaanada Drs. Luul Maxamed Maxamuud.

Related posts

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026

Cabdulqani Sheekh Cumar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Hurumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in ay horey u sameeyeen qiimeyn la xiriirta baahida uu Isbitaalka u qabo in lasoo gaarsiiyo Joodariyaal, maadaama bukaano fara badan lasoo gaarsiiyey muddooyinkii ugu dambeeyey, kuwaasoo u badnaa dadkii uu soo ritay cudurka shubanka.

Drs. Luul Maxamed Maxamuud oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howlgala isbitaalka Banaadir oo guddoontay Joodariyaashan ay ugu deeqday Wasaaradda Haweenka ayaa sheegtay iney kusoo beegantay xilli uu cusbitaalka baahi weyn u qabay.

Drs. Luul Maxamed Maxamuud ayaa dhanka kale sheegtay in ay jiraan baahiyo kale oo uu Cusbitaalka qabo, gaar ahaan dhanka Shidaalka iyo Cuntada, iyadoo ka codsatay mas’uuliyiinta dowladda federaalka iyo qeybaha Bulshada Soomaaliyeed iney gargaar la soo gaaraan cusbitaalka Banaadir.

Previous Post

Dr Dufle oo ka hadlay xanuunada ka dhashay abaarta “Dhageyso”

Next Post

Xaflad lagu soo dhaweynayay R/wasaraha Soomaaliya lacagona loogu aruurinayey abaaraha oo lagu qabtay Minnesota “SAWIRRO”

Next Post
Xaflad lagu soo dhaweynayay R/wasaraha Soomaaliya lacagona loogu aruurinayey abaaraha oo lagu qabtay Minnesota “SAWIRRO”

Xaflad lagu soo dhaweynayay R/wasaraha Soomaaliya lacagona loogu aruurinayey abaaraha oo lagu qabtay Minnesota "SAWIRRO"

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa guusha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku guulaysatay in loo...

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

Madaxweyne Xasan Sheekh ‘Horey waxaan xubin uga noqonay Golaha Ammaanka QM, Maantana waa Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika’

February 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In