Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roob lagu qabowsaday oo xalay ka da’ay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameyn ku yeeshay qoysas danyar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobka Guga ayaa xalay ka curtay gobolka Banaadir, iyadoo ay ku qabowsadeen bulshada gobolka ku nool.

Roobka ayaa bilowday saaka saladdii subax, waxaana uu ka da’ay guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Qaar ka mid ah maamulada Degmooyinka ayaa walaac ka muujiyay in roobka uu saameyn ku yeesho qoysaska ka soo barakacay qaar ka mid ah gobollda dalka ee ku jira xeryaha barakacayaasha ee ku yaala duleedka Muqdisho.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil Cabdullaahi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qoysas horleh oo dhawaan ka soo barakacay gobollada dalka ay iminka daadsanyihiin qeybo ka mid ah degmada, kuwaasi oo uu sheegay inaysan heysan Hooy iyo meelo kale oo ay gabaad ka dhigtaan qabowga iyo roobka isbiirsaday.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale tilmaamay in uu ka cabsi qabo in roobka ay ka dhashaan cudurada faafa, waxaana uu shacabka ka codsaday inay kaalmo deg deg ah la soo gaaraan walaalood ku soo barakacay degmada Kaxda ee Hooy la;aanta heysato.

Previous Post

Shir Madaxeedka IGAD oo ka furmaya dalka Kenya

Next Post

Kooxo hubeysan oo dilay Xoghayihii degmada Wadajir iyo labo askari oo la socotay

Next Post
Muqdisho oo marti gelineysa shirka IGAD iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay

Kooxo hubeysan oo dilay Xoghayihii degmada Wadajir iyo labo askari oo la socotay

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In