Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlaayey Soohdimaha Gobollada iyo Degmooyinka dalka oo la qabtay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlaayey Soohdimaha Gobollada iyo Degmooyinka dalka oo la qabtay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay ka qeyba galeen  Masuliyiin ka socotey Maamul Gobaleedyada dalka ka jira qabiiro ku xildheeri arimaha soohdimaha Dalka iyo xubnaha gudiga madax banaan ee xaduudaha iyo faderaalka dalka ayaa waxaa looga hadleyay qodob ay kamid yihiin Farsamooyinka lagu xaqiijiniyo sohdimaha ay kale lee yihiin Maamul goboledyada iyo degmooyinka dalka.

Kulnakaaan ayaa intii uu socotey waxaa lagu falanqiiyay sidee loo maareyn lahaa degmooyinka heysta sharciyada ee aan heysan sohdimo caymin dafuuraha xiligaan jiro awgeed..

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Xuseen Xaashi Xasan oo xubin ka ah gudiga  madax banana ee xaduudaha iyo faderaalka Dalka ayaa sheegay in ujeedad kulanka uu yahay sidee loo dhageysan lahaa talooyinka kaladuwan ay soo gudbiniyaan ka qeyba galaaysha kulanka.

Gudomiyaha Gudiga Madaxabanaan ee Xaduudaha iyo faderaalka Khaliif C/kariin Maxamed oo kulanka kadib la Hadley warbaahinta qaranka ayaa sheegay iney markii la soo dhameeyay latshiyada qeybaha bulshada ay bilaawi doonan howlaha loo xilsaarey ee ku aadan sohdiminta Gobalada iyo degmooyinka dalka.

Gudiga Madax banan ee Xaduudaha iyo Faderaalka ayaa mudooyinkii ugu danbeyay wado  ra’yi  aroorin ku aadan Arimaha Xaduudaha iyo Faderaalka oo ay la sameynayaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyo hay`adaha ay quseyso Arintaas.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale ku baaqay in Xukuumadda la Ansixiyo

Next Post

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Waddo loogu magac daray Dr. Kadare “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Waddo loogu magac daray Dr. Kadare “SAWIRRO”

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Waddo loogu magac daray Dr. Kadare "SAWIRRO"

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In