Muqdisho, 03, April, 2017…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey golaha shacabka Miisaaniyad Sadex biloodle ah, taas oo ka bilaabanaysa bishaan Abriil, wuxuuna ka codsaday xildhibaanada baarlamaanka in ay ansxiyaan.
Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...











