Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faahfaahino Kasoo Baxaayo Qarixii ka dhacay maanta Magaalada Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Bulshada oo lagu Wacyi galinayo Ahmiyadda Amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxayso qarax ka dhacay Maqaayad ku taal agagaarka wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga , waxaana ay wararku sheegayaan in qaraxa uu ahaa gaari nuuca raaxada ah oo goobta lasoo dhigay.

Afhayeenka Gobolka Banaadir oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in inta la ogyahay ay Shan ruux ku geeriyoodeen Qaraxa asagoo xusay in dhaawaca uu gaarayo ilaa Lix ruux.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada Amniga ayaa bilaabay baaritaano la xiriiro gaari qarxay ayagoo halkaas ka bilaabay howlgalo ay ku xaqiijinayaan amaanka goobta.

Previous Post

Deg-Deg: Qarax daqiiqado ka hor ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga.

Next Post

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Mudane Cabdulaahi Ilkajiir.

Next Post
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Mudane Cabdulaahi Ilkajiir.

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Mudane Cabdulaahi Ilkajiir.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu soo magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Faysal Aadan Xasan ayaa maanta furay munaasabad lagu...

Dalalka Soomaaliya iyo Masar oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tababarrada ciidanka

Dalalka Soomaaliya iyo Masar oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tababarrada ciidanka

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In