Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo kormeeray xero ay ku jiraan ciidanka XDS ee ku sugan Beledweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo kormeeray xero ay ku jiraan ciidanka XDS ee ku sugan Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen  Guudlaawe Madaxweyne ku-xigenka Maamulka Hirshabeele  oo ku sugan magalada Beledweyne ayaa maanta booqday taliska guutada 10aad  ee Lamagalaay.

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo ay wehliyaan  xubno ka mid ah golaha Wasiirada maamulka Hirshabeele ayaa waxa ay kormeereen qeybaha ay ka koobantahay xerada ciidanka, waxaana uu ku warejiyay Labo neef oo geel ah.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Taliyaha guutada 10 aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal  Tawane Axmed Gurey ayaa uga mahad celiyay booqashada Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle uu ku tegay xerada Lamagalaay ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan  ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ay ku shaqeyaan  marxalad adag, loona baahanyahay  in lagarab istaago .

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboledka Hirshabeele Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen  Guudlaawe ayaa shegay in ay ka warqabaan marxaladaha ay ciidanka ku shaqeeyaan, waxaana uu balan qaaday in ciidanka  si dhow looga warqabi doono.

Dhinaca kale Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeele  ayaa kulamo  la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada,  waxaana  kulamadan looga hadlay sidii looga wada shaqeyn lahaa horumarka iyo amniga deegaannada maamulka Hirshabeelle.

Guddoomiyaha Degmada Beledweyn Maxamed Axmed Food Cade ayaa  Madaxweyne ku-xigenka Hirshabeelle uga warbixiyay xaaladda amni iyo tan bulsho ee ka jirta degmada.

Madaxweyne kuxigeenka hirshabeele  cali cabdulahi xuseen  ayaa sheegay in mas’uuliyinta maamulka ay diyaar u yihiin in ay xaliyaan wax kasto oo caqabad ku noqon kara habsaami u socodka howlaah maamulka Hirshabeele

Cabdishakuur Cismaan Cali.

Previous Post

Maamulka Degmada Hiliwaa oo deeq raashin ah u qeybiyay qoysas ku nool Ceel-Carfiid “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka amniga gudaha oo shaqada ka fadhiisiyay Taliyaha saldhiga booliska degmada Xamarweyne

Next Post
Wasiirka Amniga oo Kormeeray Qeybo Ka mid ah Xarumaha Ciidamada  ee Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Wasiirka amniga gudaha oo shaqada ka fadhiisiyay Taliyaha saldhiga booliska degmada Xamarweyne

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In