Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay kulan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ra’isul Wasaare Ku xigeenka dalka oo ka qeyb galay kulan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka ayaa looga hadlayey sidii loo sameyn lahaaa gole guud oo ay leeyihiin culimada Soomaaliyeed iyo sida ugu haboon ee looga jawaab celinayo fikradaha qaldan ee laga bixinayo diinta islaamka.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka cusub ee wasaaradda awqaafta iyo arimaha diinta ee xukuumada Soomaaliya iyo culimada Soomaaliyeed waxaa sidoo kale  kulankan goob joog ka ahaa Raisalwasaare ku xigeenka dalka Mudane mahdi Maxamed Guleed.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Culimadii ka qeyb gashay kulanka ayaa si Wadajir ah waxa ay u sheegeen inay diyaar u yihiin la shaqeynta dowladda Federaalka Soomaaliya si looga hortago fakradaha cusub iyo kuwii hore looga bartay koxaha Nabad diidka ah ee lagu marin habaabinayo tubta toosan e Shareecada islaamka.

Wasiirka Cusub ee Awqaafta iyo arimaha diinta Iimaan C/llahu Cali ayaa kulanka ka sheegay inay wasaaradu u taagan tahay ka hortaga fakradaha qaldan ee laga bixinayo Diinteena suuban loona baahan yahay inay culimada kala shaqeeyeen.

Raisalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo kulanka Soo xeray ayaa sheegay in dowladda Soomaliyeed albaabkeedu uu furan yahay marwalba culimadda si si Wadajir ah loogu wajaho afkaarta qaldan ee ay kooxaha nabad diibku iyo kuwa la mid ah adeegsanayaan si ay u marin habaabiyaan dadka Soomaaliyeed.

kulanka waxa kale oo looga hadlay sidii looga soo saari lahaa Bayaan culimada iyo Wasaaradda awqaafta iyo arimaha diinta ee xukuumada Soomaaliya ay u dhan yihiin kooxda cusub ee la magac baxday Asaadicuun bil xaq oo macnaheedu yahay kuwa aan xaqa la gaban kuwaasoo dhawaan looga dhawaaqay waddama ay Soomaaliya ku jirto.

Previous Post

Faah-faahin kasoo baxaysa qarax Saaka ka dhacay Muqdisho

Next Post

Agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda warfaafinta oo maanta xilalkooda la kala wareegay.

Next Post
Wasaaradda warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska oo ka dalbatay hay,adaha Amniga in ay ku wargaliyaan wasaaradda talaabo kasta oo laxiriirta Suxufiga iyo Saxaafadda.

Agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda warfaafinta oo maanta xilalkooda la kala wareegay.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In