Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo kormeeraya Aqalka dowladda Hoose

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo kormeeraya Aqalka dowladda Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta kormeeraya Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, iyadoo gelinka dambe ee maanta uu si rasmi ah xilka la wareegi doono.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Guddoomiyaha cusub ayaa inta uusan xilka la wareegin waxaa uu kormeeri doona hantida guurtada iyo kuwa ma guurtada ee dowladda Hoose, waxaana uu booqasho ku tagi doonaa Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, talisyada ciidanka iyo qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka, waxaana kormeerka ku wehlinaya Guddoomiyihii hore ee gobolka iyo qaar kale oo ka mid ah mas’uuliyiinta gobolka.

Guddoomiye Taabit ayaa shalay ku booqday hoygiisa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ee xilka ka degaya Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, iyadoo booqashadan aheyd salaan iyo kala war-qaadasho.

Kulan labada dhinac yeesheen ayay uga hadleen dar dar gelinta howsha gobolka, sii wadida howshii socotay iyo in Guddoomiyaha cusub uu caawa xilka si rasmi ah ugala wareega guddoomiyihii hore.

Guddoomiyaha cusub oo maalin ka hor dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa bilaabay kulamo uu la qaadanayo qeybaha bulshada ee gobolka ku nool, iyadoo xalay uu gurigiisa ugu tagay Malaaqa Xamar iyo Xamar daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Qoysas ku nool tuulooyin ka tirsan Jowhar oo ka cabanaya dhibaatooyinka Al-Shabaab

Next Post
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Qoysas ku nool tuulooyin ka tirsan Jowhar oo ka cabanaya dhibaatooyinka Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In