Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa R/wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo si faahfaahsan uga hadlay howlaha horyaalla xukuumadda iyo qorshayaasheeda kala duwan ee horumarineed.
Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan