Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

War murtiyeed laga soo saaray shirka doorka qurbajooga-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
War murtiyeed laga soo saaray shirka doorka qurbajooga-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tan iyo wixii ka danbeeyay Dagaaladdii sokeeye ee ka dhacay dalka Soomaaliya,  waxaa  lagu  qiyaasayaa dadka  Qurbajoogta  ah inay gaarayaan  1.5 Milyan  oo ruux, kuwaas oo  ku  kala  nool Qaaradaha kala gedisan ee dunida, waxa ayna dhaqaale  ahaan wadanka Soomaaliya u diraan in ka badan 2 bilyan oo dollar sanadkiiba, si ay ugu gargaaran dadka ay wadanka uga soo tageen.

Sidoo kale dadka qurbajoogta ah waxay qayb wayn oo aan la iskaindho tiri karin ka yihiin Harumarinta Siyaasaddda, Dhaqaalaha,

Related posts

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026

Nabadeyta iyo dib u heshiisiinta wadanka, balse waxaan jirin qorshe midaysan oo ku aadan doorka qurba joogta.

Hadabba sidaa diraadeed ayay Hay’adda HIRDA oo ah ha’yad ay Aasaaskeeda leeyihiin qurbajoog Soomaliyeed ay soo qabanqaabisay 29 April 2017  kulan looga  hadlayay  doorka rasmiga ah oo  ay  qurbajoogta  ku  leeyihiin  dib  u  dhiska  iyo nabadeyta wadanka.

Shirka waxaa uu ka dhacay aqalka Dimoqoradiyada Magaaladda Denhaag ee dalka Holland, waxaana ka soo qayb galay Danjiraha Soomaliya u fadhiya EU iyo wadamada la isku yiraahdo Benelux, Dr. Ali Said Faqi, Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaliya Mohamed Abdi Yususf, Gudoomiyihii hore ee Jaamcadda umadda Soomaliyeed Prof. Abdi Farah Hassan, Fanaanka weyn ee Soomaaliyeed Al-Ustaad Ahmed Naji Sacad iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumay Shirka.

Shirka waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha guud ee Hay’adda HIRDA Fatumo Farah, iyadoo si koobanna uga hadashay doorka qurbajooga iyo ujeedooyinka shirka oo kala ah:-

In la helo cudud midaysan oo qurbajooga ah
In la helo wada shaqayn qorshaysan oo dawladda iyo qurba joogta Soomaaliyeed.
In laga qaybqaato sugidda amniga wadanka iyo midnimadda Waddanka.
In la helo fursaddo lugu maalgashado wadanka
iyo In la helo wadashaqayn.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha qeyb galay munaasabadda maalinta shaqaalaha aduunka-Sawirro

Next Post

Wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya oo Turkiga uga qeyb gashay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya oo Turkiga uga qeyb gashay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya oo Turkiga uga qeyb gashay shir muhiim ah “SAWIRRO”

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In