Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare oo ka hadlay imtixaanaadka dugsiyada sare oo dalka ka bilaabanaya todobaadkan
halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo maqal ah.