Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid qasiidooyinka Nebi Ammaanka ah ee qeybta ka ahaa jadwalkii maanta, hadaba linkiga hoose ka dhageyso midka aad doonto
Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...












