Sunday, June 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo uu maanta howlo Shaqo u tagay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo uu maanta howlo Shaqo u tagay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan  Daahir Cusmaan ayaa ku soo dhaweeyay wasaaradda Ra’iisul wasaare kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka  Xukumadda faderaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo  halkaasi ka hadlay ayaa jeediyay ammaan la xiriirta Howsha wasiirka waxbarashada iyo Shaqaalihiisa u jeediyay Howlwadeennada wasaaradda.

Related posts

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

June 28, 2026

Wasiirka Wasaaradda  Waxbarshada   Hidah iyo Taclinta sare  mudane  Cabdiraxmaan  Daahir Cusmaan ayaa sheegay in  ay ka go,aantay in Mashruuca iska wax u qabso ah ku dhisi doonaan wasaaradda waxbarashada.

Dhanka kale Raisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya  Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shir guddoomiyay kulan looga Hadlayay  dabgalkii shirkii ka dhacay magaalada london  iyo Waxyabihii looga hadlay shirkaasi.

Previous Post

Madaxweyne farmaajo oo kormeeraya Xarumaha Ciidanka Jubbaland

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha oo u kuur galey howlaha shaqo ee Dekedda Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha oo u kuur galey howlaha shaqo ee Dekedda Muqdisho “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaaraha oo u kuur galey howlaha shaqo ee Dekedda Muqdisho "SAWIRRO"

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

Dalka Australia oo looga dabaaldegay maalinta xornimada Jabuuti

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Sanad-guurrada 49-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si weyn looga dabaaldegay magaalada Melbourne ee dalka Australia, halkaas oo ay...

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Carabta

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray magaalada Baydhaba

June 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In