Sunday, May 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

May 24, 2026
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, halkaasi oo uu kulamo kula qaatay qeybaha bulshada ee magaalada iyo maamulka Gobolka.Wafdiga ayaa markii ay gaareen magaalada Gaalkacyo waxa ay socod ku mareen goobo badan oo lagu soo dhaweeyay, iyagoo markii dambe u gudbay xarunta maamulka Gobolka ee Galmudug, halkaasi oo ay kulan looga hadlayay xaaladda magaalada ay kula qaateen maamulka Gobolka.

Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kula dar daarmay shacabka Gobolka Mudug inay ka shaqeeyaan Nabadda.

Waa socdaalkii labaad ee uu Madaxweynaha Galmudug uu ku tego qaar ka mid ah degmooyinka dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo safarkiisa ugu horeeyay ku tegay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud tan iyo markii dhawaan xilka looga caleemo saaray.

SAWIR QAADE: DAAHIR FAARAX
Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Ra’iisul Wasaaraha oo shir Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Fulinta Qodobadii ka soo baxay shirkii London

Next Post

Baaq Nabadeed oo ku aadan khilaafka u dhexeeya dalalka Carabta

Next Post

Baaq Nabadeed oo ku aadan khilaafka u dhexeeya dalalka Carabta

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

May 24, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah iyo booshkiisa, kana soo baxsaday weerarrada Ciidamada Qaranka ay deegaanka...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo lagu soo dhaweeyay Qansaxdheere

May 24, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay),ayaa  safar shaqo ku gaaray...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In