Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo shaacisay magaca Horjoogihii Al-Shabaab ee ciidanka Ammaanka gacanta ay ku soo dhigeen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Horgoogaha Maleeshiyada Al-Shabaab ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kaasi oo ahaa ninka Ugu sareeya Argagixisada ee Qaabilsanaa dhibaataynta Shacabka ku nool Muqdisho.

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa shaaciyay in horjoogahaan lagu magacaabo C/wahaab Khaliif Axmed Ciise Tarabuun isla markaana uu ahaa ninka Al-Shabaab ugu xilsaaran weerada iyo Qaraxyada ka dhaca magaalada.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ninkaan ciidamada Ammaanka ay ka qabteen Suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, Maxamed Abuukar Islow ayaa tilmaamay ciidamada Ammaanka inay haayaan shaqo fiican oo maalin kasta ay sidaan u dabajoogaan dhagarqabayaasha ku dhuumaalaysanaya caasimadda Soomaaliya.

Wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed wasiirka inay la shaqeeyaan ciidamada Ammaanka sidoo kalana ay u dulqaataan wadooyinka Jidcadayaasha ah oo ay haatan xireen ciidamada ammaanka oo uu sheegay in looga goleeyay Sugida amaanka magaalada in gacanta lagu dhigo Argagixisada doonaysa inay laayaan shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

WAR DEG DEG AH ciidanka amniga dalka oo gacanta ku soo dhigay horjoogihii al shabab ee u qaabilsana dhibateynta shacabka Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo lacag ku wareejiyay guddiga dhameystirka garoonka diyaaraha Garoowe. Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo lacag ku  wareejiyay guddiga dhameystirka garoonka diyaaraha Garoowe. Sawirro

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo lacag ku wareejiyay guddiga dhameystirka garoonka diyaaraha Garoowe. Sawirro

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In