Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamad Cali Caadle ayaa Sheegay inay Xabad Joojin Kala Dhex Dhigeen Dhinacyadii Beelaahii Ku Dagaalamay Deegaano Hoostaga Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan waxaana uu Intaa Ku daray in ay Ciidamo Kala Dhexdhigeen beelahii Ku Dagaalamay Deegaanadaasi .
Meel Wanaagsana ay Noo Maraysaa dadaalada Dib Uhishiisiineed Ee aan Ka Dhax Wadno Beelahii dagaalamay Waxaana Si Horudhac ah u la Kulanay Waxgaradka iyo odayaasha Dhinacayda Xisadu Dhex Martay