Salaada ciidul fitriga ee sanadkan oo ku soo aadey bisha June 25, 2017, kuna soo aaday xili wadanka Maraykanka laga dareemaayo culays lagu hayo dadka Muslimiinta ah, ayaa masaajidaka Xaafada Bottineau ee Bariga Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, lagu lagu tukaday Salaadul Ciidul Fidriga ee sanadkaan.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...
























